Waxaa wafdiga sida sawirada ka muuqata hogaaminayay Salah yusuf Mohammed Hasan iyo Abdirahman Abshir Tusbaxle. Waxaa la socday gudoomiyaha degmada qandala Firin Mohamed Khuurshe iyo Sheekh Cisman Dheere. Waxay soo arkeen Beeldaaje Cabdullahi School (Balidhidhin) iyo Cali Fahiye Geedi (qandala) School.
NF 2012 Progress Update, Beeldaaje Cabdullahi (Balidhidhin) iyo Cali Fahiye Geedi (Qandala) School.
NF 2012 Progress Update, Beeldaaje Cabdullahi (Balidhidhin) iyo Cali Fahiye Geedi (Qandala) School.