RAMADAN CHALLANGE 2012

                         

Can you answer a challenge in this Holy Month of Ramadan ?

The answer is very simple, just set a target to donate/fund-raise £100 or $100  depending on where you are to  NOOR FOUNDATION.

use one of  these three steps  to get the  100 pounds or dollars.

  1.  donate 100 Pounds to noor foundation in this Holy Month of Ramadan   or
  2.  Ask your Friends, Work colleagues, Neighbours to help you  raise the target of 100 DOLLARS OR POUNDS or
  3. set up your own fund raising campaign to raise  hundred or more if you can.

this challenge is for everyone, whether you are students, professional or business owner. Our target is to raise £10,000 (16,000) from private and public donations .

once you raise the funds donate online www.noor-foundation.org then click the donation button at the middle of the right handside of the website. 

OR  send the money to Noor Foundation SOmalia Account  at IFTINUK HAWALA IN LONDON.

OR    LLOYDS TSB BANK, NOOR FOUNDATION SOMALIA, sortcode: 30-92-93                       ACCOUNT NO:  27504960

Your Help is greatly need for children in Somalia to attend school. if you require further information feel free to contact us.

 Jazaka Allahu Al-khayr 

Have a blessed Month of Ramadan to you and your family

 

 

 

 

 

In SOmali

QOFKASTA OO KU XIRAN NOOR FOUNDATION WAXAA LAGA RABAA INUU KU TABARUCO BISHATAN BARAKAYSAN 100$ AMA 100 £.  BIXINTA LACAGTAN WAXAAD YEESHAA SIDATAN:

  1.  ADIGU HADAAD WADA BIXIN KARTO BIXI 100 DOOLAR AMA 100
  2.  HADII KALE SAAXIIBADA, DADKA AAD WADA SHAQEYSAAN, DERISKAAGA WEYDII INAY KULA BIXIYAAN LACAGTA 100 AH AH
  3.  SAMEE INAAD LACAGTA SI TOOS AH AAD U URURISO OO AAD ADIGU IS XILQAANTO HADEY NOQON LAHAYD INAAD SUUQA TAGTO IYO HADEY NOQON LAHAYD INAAD MASAAJID HABEEN XILIGA RABADAANKA AAD LACAG NOOR FOUNDATION SOOMAALIYA UGA SOO URURISO.

ARINTAN QOFKASTA OO NOOR FOUNDATION KU XIRAN AYEY U TAAL WAANA KA BAXSANTAHAY TABARUUCAADKII CAADIGA AHAA EE LA BIXIN JIRAY, KANI WAA MID U GAAR AH BISHA BARAKAYSAN OO KELIYA WAXAANA SI GAAR AH LAGA RABAA ARINKAAN DADKA QURBAHA KU NOOL INAY SI XOOG LEH UGA QAYB QAATAAN.

BALANTEENU WAA INAAN HELO ILAA 10,000 OO DOOLAR BISHATAN DHEXDEEDA OO KA BAXSAN TABARUCAADKA CAADIGAA EE SOCDA.

QOF WALBOW DHINACAAGA HOWSHA KA QABO

KU SOO DIR TABARUCAADKA AAD URURISO XAWAALAD IFTINUK KUNA SOO QOR NOOR FOUNDATION SOMALIA.

HADII KALE WEBSITEKA GAL OO NOOR-FOUNDATION.ORG BATANKA DONATE MARKAA GUJI OO HALKAAS KUBIXI LACAGTA ADIGOO ISTICMAALAYA CARDKAAGA BANGIGA. NOOR FOUNDATION SOMALIA, SORTCODE:30-92-93 ACCNO:27504960

WABILAAHI TOWFIIQ,

NOOR FOUNDATION SOMALI FUND RAISING COORDINATOR.

LONDON UK.

This entry was posted in News. Bookmark the permalink.

Comments are closed.