Video – Furitaanka iskuulka hoose dhexe ee Shiikh Nur Cali Calow (Degmada Timirshe)

Video – Furitaanka iskuulka hoose dhexe ee Shiikh Nur Cali Calow (Degmada Timirshe)

Munasabd sii heer sare loo soo agaasimay oo lagu furrayey dugsiga hoose dhexee ee Shiikh Nur Cali Calow  ku yaala degmada timirshe oo ka tirsan gobolka bari, Puntland, aya waxa ka soo qeyb galay dadweyne fara badan kuwaas oo u badna waalidiinta  carruurta halkaas oo khudbadado laga jeediyey.

waxaa khudbadado ka jeediyey:

C/laahi  shire gurey – Gudoomiyaha degmada timirshe
C/casiis Maxamud C/laahi Agaasimaha Noor foundation (Xafiiska bosaso)
Caban Xaaji Abees
Bashiir Dhegabadane (Noor Foundation)
Engineer Cabdullahi Ibrahim Xaji Siciid (Aqoonyahan/Qurbo joog)

Waxa farriin direy Eng C/laahi ibrahim una direy qurbo joogta reer North America, farriintaas ka dawada videoga

youtube.com/watch?v=Ur5Uw2iCRuk

Daawasho wacan

This entry was posted in Announcements, Featured, Multimedia, News, Video. Bookmark the permalink.

Comments are closed.