Walaalaha Noor foundation UK iyo nawaaxigeeda waxaa laydin ogeysiinayaa in shirkii ururka kheyrigaa ee Noor Foundation UK ee sanadka 2013.
Shirka waxaa lagu qabanayaa magaalada London cinwaanka waakan:
Oaktree Community Centre
Osborne Road, Acton W3 8SJ
Taariikhda 23-03-2013 saacadu markay tahay 2pm – 6pm
Shirku wuxuu ka dhacayaa meeshii sanadkii hore uu ka dhacay
Fadlan ka soo qayb gala dhamaantiin idinkoo mahadsan
Wixii faahfaahin ah kala xiriir
Abshir Saciid Axmed: 07949557343
Saciid Cismaan Dheere:07961144446
Abdirisaaq Beeldaaje:07903738376
Siyaad Cali Yuusuf: 07961811373