Waxaa lagu wargelinayaa in berito uu qabsoomayo shirkii Noor foundation UK oo bishu tahay 19ka Bisha April 2014. Shirka waxa uu ka dhacayaa goobtii sanadkii hore lagu qabtay ee:
Oaktree Community Centre, Osborne Road, Acton, W3 8SJ
Saacada shirka bilaamayo waa 2pm ee fadlan halaga soo qaybgalo, wuxuu soconayaa ilaa 7pm.
Qado iyo Cabitaan waa diyaar, dad madax ah ayaana ka soo qaybgalaya waxaana lagu soo bandhigayaa wakhqabadkii NF ee shantii sano ee la soo dhaafay. Waxaa kaloo lagu soo bandhigayaa muuqaal filim ah oo muujinaya waxqabadka hay’adda Noor Foundation Somalia.
Ka soo qayb gal wacan
NF UK.