Workshop dhawaan lagu soo gabagabeeyay degmada carmo

Seminaar loo qabtay Maamulayaasha iskuulada ugu waawayn ee ka jira deegaankayaga work shop ay qaban qaabadeeda iyo maal gelinteedu lahayd mu`asasada Noor Foundation ayaa dhawaan lagu soo gaba gabeeyay degmada carmo.

Work shopkan ayaa soconayay mudo 3 maalmoood ah, waxaana loo qabtay qaar ka mid ah maamulayaasha iskuulo ku yaal Bari iyo kar kaar iskuuladaa oo kala ah.
1. Iskuulka Xaaji Salaad ee degmada Carmo.
2.Iskuulka Xaaji Cabdullahi degmada Balli-dhidin
3.Iskuulka Cali Fahiye ee degmada Qandala
4.Iskuulka Shiikh Nuur Cali Colow ee deegaanka Timirshe
5.Iskuulka Dawaarik ee Deegaanka Xiriiro
6. Iskuulka kodmo ee deegaanka Xumbays

Worshopkan waxuu ku saabsanaa tababar maamulnimo iyo tayayntooda oo hoogaan tacliimeed.

Sidoo kale waxaa jiray aqoon is waydaarsi ku aadan sidii loo sii hormarin lahaa tayada waxbarashada.

Work shopkan waxaa bixinayay Dr:Maxamed Cali Waabari oo ah khabiir wayn oo dhinaca waxbarashada ah.

C:\Users\hp\Desktop\New folder (2)\P1040529.JPG

C:\Users\hp\Desktop\New folder (2)\P1040535.JPG

C:\Users\hp\Desktop\New folder (2)\P1040542.JPG

C:\Users\hp\Desktop\New folder (2)\P1040549.JPG

C:\Users\hp\Desktop\New folder (2)\P1040568.JPG

C:\Users\hp\Desktop\New folder (2)\P1040583.JPG

C:\Users\hp\Desktop\New folder (2)\P1040585.JPG

C:\Users\hp\Desktop\New folder (2)\P1040837.JPG

C:\Users\hp\Desktop\New folder (2)\P1040532.JPG

C:\Users\hp\Desktop\New folder (2)\P1040802 - Copy.JPG

This entry was posted in News. Bookmark the permalink.

Comments are closed.