Blog Archives

Shirkii Noor foundation UK 2014 oo Soo dhamaaday..

nfpic1

Waxaa maalintii bishu ahayd 19ka Abriil 2014 qabsoomay shirkii hay’adda kheyrigaa ee Noor foundation UK. Shirkaas oo ay ka soo qayb galeen dad fara badan oo ka mid ah jaaliyada Noor foundation UK oo kakala yimi degmooyin kala duwan sida …

Posted in News | Tagged , , | Leave a comment