Workshop dhawaan lagu soo gabagabeeyay degmada carmo

Seminaar loo qabtay Maamulayaasha iskuulada ugu waawayn ee ka jira deegaankayaga work shop ay qaban qaabadeeda iyo maal gelinteedu lahayd mu`asasada Noor Foundation ayaa dhawaan lagu soo gaba gabeeyay degmada carmo. Work shopkan ayaa soconayay mudo 3 maalmoood ah, waxaana …
Shirkii Noor foundation UK 2014 oo Soo dhamaaday..

Waxaa maalintii bishu ahayd 19ka Abriil 2014 qabsoomay shirkii hay’adda kheyrigaa ee Noor foundation UK. Shirkaas oo ay ka soo qayb galeen dad fara badan oo ka mid ah jaaliyada Noor foundation UK oo kakala yimi degmooyin kala duwan sida …
SHIRKII NF UK OO QABSOOMAYA-

Waxaa lagu wargelinayaa in berito uu qabsoomayo shirkii Noor foundation UK oo bishu tahay 19ka Bisha April 2014. Shirka waxa uu ka dhacayaa goobtii sanadkii hore lagu qabtay ee: Oaktree Community Centre, Osborne Road, Acton, W3 8SJ Saacada shirka bilaamayo …
Gabay loo tirshay dhalinta waxbarashada ee Noor foundation halkan kaga bogo.

Gabaygaan Qiimaha leh waxaa noo curisay Ruqiyo Maxamed Subagdhame oo joogta magaalada London kana mid ah howl wadeenada Noor foundation ee UK. Waxaan filayaa wiil iyo gabar iyo macalin iyo howl wadeenba inay dareemayaan dareenka Ruqiyo halkan ku cabirayso aana …
WARBIXIN KU SAABSAN XAFLADII SHIRKA NOOR FOUNDATION UK 2013

Dhamaan asxaabta NF Somalia iyo dadka kheyrka jecelba waxaan idinla socodsiinayaa in shirkii kheyriga ahaa ee Noor Foundation Somalia uu noo qabsoomay shalay oo taariikhdu ahayd 23-03-2013 xaafada Acton ee magaalada London. Alle mahadii waxaa dhacday in xoogaa cimilada oo …
KASOO QAYBGAL SHIRKA NOOR FOUNDATION UK 2013

Walaalaha Noor foundation UK iyo nawaaxigeeda waxaa laydin ogeysiinayaa in shirkii ururka kheyrigaa ee Noor Foundation UK ee sanadka 2013. Shirka waxaa lagu qabanayaa magaalada London cinwaanka waakan: Oaktree Community Centre Osborne Road, Acton W3 8SJ Taariikhda 23-03-2013 saacadu markay …
Shirkii Noor foundation North America oo Minneapolis ka dhacay 19-12-2012

Waxaa xalay oo bishu ahayd 12/29/12 kadhacay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka shir loogu ururinaayo deeq lacageed hay’adda samafalka ee Noor Foundation Somalia, kaas oo ay ka soo qayb galeen dad aad ubadan oo ka kalayimid gobolada Maraykanka. Waxaa looga …
RAMADAN CHALLANGE 2012

Can you answer a challenge in this Holy Month of Ramadan ? The answer is very simple, just set a target to donate/fund-raise £100 or $100 depending on …
H.E. Ms. Ebyan Ladane Joins Board of Trustee of Noor Foundation
Noor foundation has welcomed H.E. Ms. Ebyan Ladane, Somalia ambassador to India, to the board of trustee effective from May 2012. We believe the solid academic qualifications, extensive experience in building NGOs, passion for education and International profile of H.E. …